Archive for December, 2007
Canadian Journalists for Free Expresion
Canadian Journalists for Free Expresion’ oo abaalmarin dhinaca saxaafadda ee sanadkan siiyay marxuum Ali Iman Sharmarke by Mohamed Dahir (Cowke) Waxaa fiidnimadii khamiista oo ay bishan November aheyd kowda lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Kanada xaflad aad u weyn oo abaalmarino dhinaca saxaafadda ah lagu guddoonsiiyay suxufiyiin caalami ah oo naftooda ku waayay howsha [...]